Qaamuuska Asalka
saaqid
(-dyo/-diin, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbarasho la socon waayey.
Erayo la-mid ah
saaq1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifkā¦saaq1. Dhir geedo kale ku faalalid. 2. Xanuun, sun iwm jirka ku ā¦saaqanIsbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.saaqanWax wareersan noqosho.saaqan1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. lā¦saaqid-birlabdanabeedXoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahaā¦saaqid-danabSaaqid birlabdanabeed.saaqidadNaag liidata oo aan meelna ku wanaagsanayn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
