Qaamuuska Asalka
saaqan
(fiis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
Erayo la-mid ah
saaq1. Dhir geedo kale ku faalalid. 2. Xanuun, sun iwm jirka ku …saaq1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifk…saaqid1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof i…saaqid1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbara…saaqid-birlabdanabeedXoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantaha…saaqid-danabSaaqid birlabdanabeed.saaqidadNaag liidata oo aan meelna ku wanaagsanayn.saaqnaanld saaqnaansho, saaqsanaan, saaqsanaan-sho.

