Qaamuuska Asalka
saaq
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
Erayo la-mid ah
saaqanWax wareersan noqosho.saaqan1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. l…saaqanIsbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.saaqid1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof i…saaqid1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbara…saaqid-birlabdanabeedXoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantaha…saaqid-danabSaaqid birlabdanabeed.saaqidadNaag liidata oo aan meelna ku wanaagsanayn.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
