Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saalo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.

Erayo la-mid ah

saalaweyneeyeGeed caleemo waaweyn oo xoolaha qaarkood daaqaan.saalaxweeteeBadeeco aan badnayn hadba meel la tegid.saalaxweeto1. Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug l…saalimoMidab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sab…saalimowHangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, lo…saalooGeel, ari iyo ugaarta qaarkeed saalo dhigid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms