Qaamuuska Asalka
saalaxweeto
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug loogu soo hagaago. 2. Hab loo ganacsado badeeco iyadoo aan lacagteeda la bixinb lala wareego. 3. Hab ganacsi ah oo ba-deeco yaryar habda meel wareejiyo.
Erayo la-mid ah
saalaweyneeyeGeed caleemo waaweyn oo xoolaha qaarkood daaqaan.saalaxweeteeBadeeco aan badnayn hadba meel la tegid.saalimoMidab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sab…saalimowHangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, lo…saaloSaxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhiga…saalooGeel, ari iyo ugaarta qaarkeed saalo dhigid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
