Qaamuuska Asalka
saalaweyneeye
(-nayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Geed caleemo waaweyn oo xoolaha qaarkood daaqaan.
Erayo la-mid ah
saalaxweeteeBadeeco aan badnayn hadba meel la tegid.saalaxweeto1. Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug l…saalimoMidab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sab…saalimowHangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, lo…saaloSaxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhiga…saalooGeel, ari iyo ugaarta qaarkeed saalo dhigid.

