Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saalaxweetee

(-teeyay, -teysay)
Falmg2

Macnaha

Badeeco aan badnayn hadba meel la tegid.

Erayo la-mid ah

saalaweyneeyeGeed caleemo waaweyn oo xoolaha qaarkood daaqaan.saalaxweeto1. Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug l…saalimoMidab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sab…saalimowHangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, lo…saaloSaxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhiga…saalooGeel, ari iyo ugaarta qaarkeed saalo dhigid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms