Qaamuuska Asalka
saalimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Midab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sabiisha.
Erayo la-mid ah
saalaweyneeyeGeed caleemo waaweyn oo xoolaha qaarkood daaqaan.saalaxweeteeBadeeco aan badnayn hadba meel la tegid.saalaxweeto1. Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug l…saalimowHangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, lo…saaloSaxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhiga…saalooGeel, ari iyo ugaarta qaarkeed saalo dhigid.

