Qaamuuska Asalka
raadka-dobler
(-dadka ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Isbeddelka muuqda ee rakaadka ileyska ama jabaqda ay bixisay walax soconaysa, marka loo eego ilaaliya taagaan. Marka ay walaxdu ku soo socoto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid kororsan; marka ay walaxdu dhaafto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid hooseeya.
Erayo la-mid ah
raad1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Cal…raad-guri-cagaar(c.cimi.) Muuqaal fallaaraha qorraxeed ee galay gibilka dhul…raadar(fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo mee…raadgadU r.: wax raadkooda baabi'in.raadgadoCid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.raadgoo1. Raad- gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.raadgoob1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.raadgoobBaarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. l…

