Qaamuuska Asalka
raad-guri-cagaar
(-dad, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.cimi.) Muuqaal fallaaraha qorraxeed ee galay gibilka dhulka: gibilku wuxuu u oggolaadaa tamarta qorraxeed ee hirarka gaaban inay gaarto dhulka dushiisa; tamartaasi waxay kululaysaa dusha dhulka, dabadeedna dhulku tamar kulul oo hirarkeedu ay dhaadheeryihiin ayuu gibilka ku sii daayaa, kulaylkaasna gibilka ayaa lagu hayaa gaar ahaan marka cirku caad leeyahay. Sidaas darteed gibilku wuxuu u shaqaynayaa sida qarshada guri cagaar.
Erayo la-mid ah
raad1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Cal…raadar(fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo mee…raadgadU r.: wax raadkooda baabi'in.raadgadoCid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.raadgoo1. Raad- gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.raadgoob1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.raadgoobBaarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. l…raadgoobidld raadgoob¹.

