Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raadgoob

MagacLafdheeri

Macnaha

Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad-goobid.

Erayo la-mid ah

raad1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Cal…raad-guri-cagaar(c.cimi.) Muuqaal fallaaraha qorraxeed ee galay gibilka dhul…raadar(fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo mee…raadgadU r.: wax raadkooda baabi'in.raadgadoCid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.raadgoo1. Raad- gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.raadgoobidld raadgoob¹.raadgooyoHab loo raadiyo xoolaha dhuma ama wixii kaloo la raadinayo.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms