Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raadar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo meel fog maraya sida maraakiibta iyo dayaara-daha, waxana qiyaasta laga qaataa dhudaha birlabdanabeedka soo noqday, kaddib markii ay abbaareen walaxda socotay.

Erayo la-mid ah

raad1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Cal…raad-guri-cagaar(c.cimi.) Muuqaal fallaaraha qorraxeed ee galay gibilka dhul…raadgadU r.: wax raadkooda baabi'in.raadgadoCid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.raadgoo1. Raad- gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.raadgoob1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.raadgoobBaarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. l…raadgoobidld raadgoob¹.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms