Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raad

(-dad, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Calaamad ka harta wax hore u jiray. 3. Xusuus aan qofku illaawi karin.

Erayo la-mid ah

raad-guri-cagaar(c.cimi.) Muuqaal fallaaraha qorraxeed ee galay gibilka dhul…raadar(fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo mee…raadgadU r.: wax raadkooda baabi'in.raadgadoCid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.raadgoo1. Raad- gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.raadgoob1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.raadgoobBaarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. l…raadgoobidld raadgoob¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms