Qaamuuska Asalka
qur
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”.
Erayo la-mid ah
quraacCunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.quraacoQuraac cunid.QuraanKitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummad…quraan-akhris1. Siyaarooyinka, Allabariyada oo Quraan dad badani ka akhri…quraanqaadXus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.quraansaarAkhrinta lagu akhriyo qof buka Quraan.quraansaarQof buka Quraan ku akhriyid.quraanyoCayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal…

