Qaamuuska Asalka
quraac
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.
Erayo la-mid ah
quraacoQuraac cunid.QuraanKitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummad…quraan-akhris1. Siyaarooyinka, Allabariyada oo Quraan dad badani ka akhri…quraanqaadXus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.quraansaarAkhrinta lagu akhriyo qof buka Quraan.quraansaarQof buka Quraan ku akhriyid.quraanyoCayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal…quraaqurQalabka lagu adeegto inta birta ah.

