Qaamuuska Asalka
Quraan
MagacLafdheeri
Macnaha
Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan.
Erayo la-mid ah
quraacCunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.quraacoQuraac cunid.quraan-akhris1. Siyaarooyinka, Allabariyada oo Quraan dad badani ka akhri…quraanqaadXus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.quraansaarAkhrinta lagu akhriyo qof buka Quraan.quraansaarQof buka Quraan ku akhriyid.quraanyoCayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal…quraaqurQalabka lagu adeegto inta birta ah.

