Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quraanyo

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.

Erayo la-mid ah

quraacCunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.quraacoQuraac cunid.QuraanKitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummad…quraan-akhris1. Siyaarooyinka, Allabariyada oo Quraan dad badani ka akhri…quraanqaadXus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.quraansaarAkhrinta lagu akhriyo qof buka Quraan.quraansaarQof buka Quraan ku akhriyid.quraaqurQalabka lagu adeegto inta birta ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms