Qaamuuska Asalka
quraanqaad
(dii.)MagacLafdheeri
Macnaha
Xus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.
Erayo la-mid ah
quraacCunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.quraacoQuraac cunid.QuraanKitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummad…quraan-akhris1. Siyaarooyinka, Allabariyada oo Quraan dad badani ka akhri…quraansaarAkhrinta lagu akhriyo qof buka Quraan.quraansaarQof buka Quraan ku akhriyid.quraanyoCayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal…quraaqurQalabka lagu adeegto inta birta ah.

