Qaamuuska Asalka
qotonso
FalGoobjoog
Macnaha
/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Weel, qori iwm meel si joog ah u joojin. 2. (f.mg) Meel fadhiisasho ama istaagid (qof).
Erayo la-mid ah
qoto-ekeeye(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda…qotome(xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood wa…qotomiWeel, qori iwm salka dhulka u dhigid.qotomidld qoton¹ (2).qoton1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.qotonWeel, iwm meel salka ku hayn.qotonsanWax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).qotonsanaanld qotonsanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
