Qaamuuska Asalka
qotomi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Weel, qori iwm salka dhulka u dhigid.
Erayo la-mid ah
qoto-ekeeye(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda…qotome(xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood wa…qotomidld qoton¹ (2).qoton1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.qotonWeel, iwm meel salka ku hayn.qotonsanWax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).qotonsanaanld qotonsanaansho.qotonsanaansho/dh ld qotonsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
