Qaamuuska Asalka
qoton
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.
Erayo la-mid ah
qoto-ekeeye(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda…qotome(xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood wa…qotomiWeel, qori iwm salka dhulka u dhigid.qotomidld qoton¹ (2).qotonsanWax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).qotonsanaanld qotonsanaansho.qotonsanaansho/dh ld qotonsanaan.qotonsashold qotonsad, qotonsi.

