Qaamuuska Asalka
qoto-ekeeye
(-kayaal, m.l/dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda hoosteeda ah oo guntoodu isku dherer tahay.
Erayo la-mid ah
qotome(xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood wa…qotomiWeel, qori iwm salka dhulka u dhigid.qotomidld qoton¹ (2).qoton1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.qotonWeel, iwm meel salka ku hayn.qotonsanWax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).qotonsanaanld qotonsanaansho.qotonsanaansho/dh ld qotonsanaan.

