Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qotonsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Wax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).

Erayo la-mid ah

qoto-ekeeye(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad, oo isku xira baraha badda…qotome(xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood wa…qotomiWeel, qori iwm salka dhulka u dhigid.qotomidld qoton¹ (2).qoton1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.qotonWeel, iwm meel salka ku hayn.qotonsanaanld qotonsanaansho.qotonsanaansho/dh ld qotonsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms