Qaamuuska Asalka
qayladhawr
MagacLafdheeri
Macnaha
Q. ah: qof ama ka badan oo diyaar u ah dhiillo laga filayo wax ka qabashadeeda.
Erayo la-mid ah
qaylDameer yar oo lab.qayladOrgi waalay ah.qayladdirU q.: war dhiillo leh cid u geyn.qayladdirashold qayladdirsasho.qayladdiroCid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.qayladdoonMeel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.qayladdoonQ. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona garga…qayladhaami1. Qayladhaan ku dhufasho. 2. U q.: cid halis uga digid. ld …

