Qaamuuska Asalka
qayl
(-lal, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Dameer yar oo lab.
Erayo la-mid ah
qayladOrgi waalay ah.qayladdirU q.: war dhiillo leh cid u geyn.qayladdirashold qayladdirsasho.qayladdiroCid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.qayladdoonQ. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona garga…qayladdoonMeel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.qayladhaami1. Qayladhaan ku dhufasho. 2. U q.: cid halis uga digid. ld …qayladhaaminld cilladhaamin, cilladhaamis, qayladhaamis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
