Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qayladdiro

(-rtay, -ratay)
Falmg3

Macnaha

Cid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.

Erayo la-mid ah

qaylDameer yar oo lab.qayladOrgi waalay ah.qayladdirU q.: war dhiillo leh cid u geyn.qayladdirashold qayladdirsasho.qayladdoonQ. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona garga…qayladdoonMeel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.qayladhaami1. Qayladhaan ku dhufasho. 2. U q.: cid halis uga digid. ld …qayladhaaminld cilladhaamin, cilladhaamis, qayladhaamis.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms