Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qayladhaami

(-iyay, -isay)
Falmg2

Macnaha

1. Qayladhaan ku dhufasho. 2. U q.: cid halis uga digid. ld cilladhaami.

Erayo la-mid ah

qaylDameer yar oo lab.qayladOrgi waalay ah.qayladdirU q.: war dhiillo leh cid u geyn.qayladdirashold qayladdirsasho.qayladdiroCid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.qayladdoonMeel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.qayladdoonQ. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona garga…qayladhaaminld cilladhaamin, cilladhaamis, qayladhaamis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms