Qaamuuska Asalka
qaylad
MagacLafdheeri
Macnaha
Orgi waalay ah.
Erayo la-mid ah
qaylDameer yar oo lab.qayladdirU q.: war dhiillo leh cid u geyn.qayladdirashold qayladdirsasho.qayladdiroCid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.qayladdoonQ. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona garga…qayladdoonMeel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.qayladhaami1. Qayladhaan ku dhufasho. 2. U q.: cid halis uga digid. ld …qayladhaaminld cilladhaamin, cilladhaamis, qayladhaamis.

