Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qafas

MagacLafdheeri

Macnaha

1. (-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shimbiraha, ugaadha iwm lagu hayo. 2. Qasac yar oo maar ah, qaada tiro xabbado ah oo buntuqa, bistooladda iwm la geliyo.

Erayo la-mid ah

qafaal1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fu…qafaal1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel…qafaalanWax la qafaalay ahaansho.qafaalnaanld qafaalnaansho.qafaalnaansho/dh ld qafaalnaan.qafaaloCid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.qafalCiyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la …qafalmardax1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnay…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms