Qaamuuska Asalka
qafal
(-alay, -ashay)Falg1
Macnaha
Ciyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la gelin karin.
Erayo la-mid ah
qafaal1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fu…qafaal1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel…qafaalanWax la qafaalay ahaansho.qafaalnaanld qafaalnaansho.qafaalnaansho/dh ld qafaalnaan.qafaaloCid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.qafalmardax1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnay…qafas1. (-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shim…

