Qaamuuska Asalka
qafaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado. 2. Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto.
Erayo la-mid ah
qafaalanWax la qafaalay ahaansho.qafaalnaanld qafaalnaansho.qafaalnaansho/dh ld qafaalnaan.qafaaloCid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.qafalCiyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la …qafalmardax1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnay…qafas1. (-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shim…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
