Qaamuuska Asalka
qafalmardax
MagacLafdheerikh
Macnaha
1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnayn. 3. Arrin iwm oo aan la garan karin waxna laga qaban karin. ld qafalmarjac.
Erayo la-mid ah
qafaal1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fu…qafaal1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel…qafaalanWax la qafaalay ahaansho.qafaalnaanld qafaalnaansho.qafaalnaansho/dh ld qafaalnaan.qafaaloCid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.qafalCiyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la …qafas1. (-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shim…

