Qaamuuska Asalka
qafaalan
(-lnaa, -lnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la qafaalay ahaansho.
Erayo la-mid ah
qafaal1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fu…qafaal1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel…qafaalnaanld qafaalnaansho.qafaalnaansho/dh ld qafaalnaan.qafaaloCid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.qafalCiyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la …qafalmardax1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnay…qafas1. (-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shim…

