Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qabowso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax qabow ka dhigasho. 2. (f.mg) Is qaboojin (qof).

Erayo la-mid ah

qabo1. (bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal…qabo/mg3 (-btay, -batay) 1. (f.g) Wax gacan ku dhigid. 2. (f.g) …qaboobaanld qaboobaansho.qaboobaansho/dh eeg qaboobow. ld qaboobaan.qaboobeWaqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka …qaboobowWax qaboobay noqosho.qabooji1. Wax, wax qabow ah ka dhigid. 2. Wax xasilin.qaboojisoWax, wax qabow ka dhigasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms