Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaboobe

MagacLafdheeri

Macnaha

Waqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka dhaco.

Erayo la-mid ah

qabo1. (bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal…qabo/mg3 (-btay, -batay) 1. (f.g) Wax gacan ku dhigid. 2. (f.g) …qaboobaanld qaboobaansho.qaboobaansho/dh eeg qaboobow. ld qaboobaan.qaboobowWax qaboobay noqosho.qabooji1. Wax, wax qabow ah ka dhigid. 2. Wax xasilin.qaboojisoWax, wax qabow ka dhigasho.qaboojiyeMakiinad leh qol magudbiye hawo oo lagu keediyo alaabooyinka…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms