Qaamuuska Asalka
qaboobow
(-baaday, -baatay)Falmg3
Macnaha
Wax qaboobay noqosho.
Erayo la-mid ah
qabo1. (bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal…qabo/mg3 (-btay, -batay) 1. (f.g) Wax gacan ku dhigid. 2. (f.g) …qaboobaanld qaboobaansho.qaboobaansho/dh eeg qaboobow. ld qaboobaan.qaboobeWaqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka …qabooji1. Wax, wax qabow ah ka dhigid. 2. Wax xasilin.qaboojisoWax, wax qabow ka dhigasho.qaboojiyeMakiinad leh qol magudbiye hawo oo lagu keediyo alaabooyinka…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
