Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qabo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. (bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto. 2. Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn. 3. Weel qabo ka samaysan.

Erayo la-mid ah

qaboobaanld qaboobaansho.qaboobaansho/dh eeg qaboobow. ld qaboobaan.qaboobeWaqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka …qaboobowWax qaboobay noqosho.qabooji1. Wax, wax qabow ah ka dhigid. 2. Wax xasilin.qaboojisoWax, wax qabow ka dhigasho.qaboojiyeMakiinad leh qol magudbiye hawo oo lagu keediyo alaabooyinka…qaboonoSubaxnimada inteeda hore oo aan qorraxdu weli soo kululaan. …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms