Qaamuuska Asalka
qaboojiso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Wax, wax qabow ka dhigasho.
Erayo la-mid ah
qabo1. (bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal…qabo/mg3 (-btay, -batay) 1. (f.g) Wax gacan ku dhigid. 2. (f.g) …qaboobaanld qaboobaansho.qaboobaansho/dh eeg qaboobow. ld qaboobaan.qaboobeWaqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka …qaboobowWax qaboobay noqosho.qabooji1. Wax, wax qabow ah ka dhigid. 2. Wax xasilin.qaboojiyeMakiinad leh qol magudbiye hawo oo lagu keediyo alaabooyinka…
Erayga Manta
qorisaar1. Dedidda dhis iwm lagu dedo
