Qaamuuska Asalka
qaabis
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Garoorinta la garooriyo caano la doonayo in la lulo. 2. Q. ah: caana garoor ah.
Erayo la-mid ah
qaab1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Ca…qaab-dhuleed(jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiy…qaaban1. Wax qaab loo yeelay noqosho. 2. Wax fadhi badan ku curqay…qaabanWax qaab loo yeelay ahaansho.qaabbil1. Docda wejiga ah oo soo jeedda. 2. Cid ka hor imaad, soo d…qaabbil1. Cid la kulmid. 2. Cid la shirid, cid soo dhoweyn.qaabbilaadKulan laba qof ama ka badan dhex mara.qaabbiloMaalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihi…

