Qaamuuska Asalka
qaab-dhuleed
(-bab ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiyo qaabka dhulka.
Erayo la-mid ah
qaab1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Ca…qaaban1. Wax qaab loo yeelay noqosho. 2. Wax fadhi badan ku curqay…qaabanWax qaab loo yeelay ahaansho.qaabbil1. Docda wejiga ah oo soo jeedda. 2. Cid ka hor imaad, soo d…qaabbil1. Cid la kulmid. 2. Cid la shirid, cid soo dhoweyn.qaabbilaadKulan laba qof ama ka badan dhex mara.qaabbiloMaalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihi…qaabbilsan1. Qof wax u qaybsan ahaansho. 2. Wax, wax kale ku aaddan ah…

