Qaamuuska Asalka
qaaban
(-bmay, -bantay; -bmi)Falmg1
Macnaha
1. Wax qaab loo yeelay noqosho. 2. Wax fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi (1).
Erayo la-mid ah
qaab1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Ca…qaab-dhuleed(jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiy…qaabbil1. Docda wejiga ah oo soo jeedda. 2. Cid ka hor imaad, soo d…qaabbil1. Cid la kulmid. 2. Cid la shirid, cid soo dhoweyn.qaabbilaadKulan laba qof ama ka badan dhex mara.qaabbiloMaalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihi…qaabbilsan1. Qof wax u qaybsan ahaansho. 2. Wax, wax kale ku aaddan ah…qaabbilsanaanld qaabbilsanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
