Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaabbil

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Docda wejiga ah oo soo jeedda. 2. Cid ka hor imaad, soo dhoweys. 3. Q.kayga: hortayda, tooskayga.

Erayo la-mid ah

qaab1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Ca…qaab-dhuleed(jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiy…qaaban1. Wax qaab loo yeelay noqosho. 2. Wax fadhi badan ku curqay…qaabanWax qaab loo yeelay ahaansho.qaabbilaadKulan laba qof ama ka badan dhex mara.qaabbiloMaalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihi…qaabbilsan1. Qof wax u qaybsan ahaansho. 2. Wax, wax kale ku aaddan ah…qaabbilsanaanld qaabbilsanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms