Qaamuuska Asalka
qaab
(-bab, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hannaanka wax leeyahay. 2. Hab. 3. Caano garoor ah. 4. Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.
Erayo la-mid ah
qaab-dhuleed(jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiy…qaaban1. Wax qaab loo yeelay noqosho. 2. Wax fadhi badan ku curqay…qaabanWax qaab loo yeelay ahaansho.qaabbil1. Docda wejiga ah oo soo jeedda. 2. Cid ka hor imaad, soo d…qaabbil1. Cid la kulmid. 2. Cid la shirid, cid soo dhoweyn.qaabbilaadKulan laba qof ama ka badan dhex mara.qaabbiloMaalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihi…qaabbilsan1. Qof wax u qaybsan ahaansho. 2. Wax, wax kale ku aaddan ah…

