Qaamuuska Asalka
muusika
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha qalab ama wax ka badan oo la garaaco ama la yeeriyey. 2. Hees iyo qalab la tumayo oo wadajira. ld muusiqa.
Erayo la-mid ah
muus1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld mo…muusBiyo hoos u gelid.muusaabidld muusood.muusannowQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.muusannowQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.muusawQosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.muusidDusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeex…muusoQosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.

