Qaamuuska Asalka
muus
(-sas, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld moos².
Erayo la-mid ah
muusaabidld muusood.muusannowQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.muusannowQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.muusawQosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.muusidDusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeex…muusika1. Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha…muusoQosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.

