Qaamuuska Asalka
muusannow
MagacLafdheeri
Macnaha
Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.
Erayo la-mid ah
muus1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld mo…muusBiyo hoos u gelid.muusaabidld muusood.muusawQosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.muusidDusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeex…muusika1. Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha…muusoQosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
