Qaamuuska Asalka
muusaw
(-saabay, -sawday; -saabi)Falmg1
Macnaha
Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.
Erayo la-mid ah
muus1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld mo…muusBiyo hoos u gelid.muusaabidld muusood.muusannowQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.muusannowQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.muusidDusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeex…muusika1. Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha…muusoQosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.

