Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muusid

(jool.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.

Erayo la-mid ah

muus1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld mo…muusBiyo hoos u gelid.muusaabidld muusood.muusannowQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.muusannowQaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.muusawQosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.muusika1. Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha…muusoQosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms