Qaamuuska Asalka
mushtar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Meeraha shanaad oo u dhexeeya mariikha iyo sulka; cirjeex; cirjiir. 2. (-ryo, m.dh) Ganacsi.
Erayo la-mid ah
mushaalliCunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey…mushaalliyeeBadar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.mushaalliyeynld mishaariyeyn, mushaariyeyn.mushaarLacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, mu…mushaaxSi tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.mushaax1. Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle. 2. ld musha…mushaaxidld mushaax¹ (2).mushkiladDhib aad u weyn. ld mushkilo.

