Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mindumis

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xaal laga qaado nin lagu soo eedeeyay in uu fara xumeeyay naag la qabo. 2. Ka furashada naag ninkeda laga furto iyadoo xoolo iyo maal lagu beer dulucsado.

Erayo la-mid ah

mindhaafk. Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.mindheelliIlmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda.mindhicirXuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida u…mindhicir(c.nafl.) Qayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloos…mindhicirisdabJirro geela ku dhacda oo xiidmaha kala xirta.mindhismo1. U hawlgalka guur cusub samayntiis. 2. Muddada arooska lag…mindiShay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo le…mindirraaci1. Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, s…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms